Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Beeniyay Warar saacadihii lasoo dhaafay la baahiyay

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku beeniyeen warar been-abuur ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu qoray Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada. War saxaafadeedka ay soo saareen Guddiga doorashada Hirshabelle ayey ku sheegeen in uusan jirin habraac u gaar ah ay soo saarayaan, waxa ayna xuseen in ay … Continue reading Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Beeniyay Warar saacadihii lasoo dhaafay la baahiyay